Www.tn.gov



Waaxda Adeegyada Bulshada ee Tennessee [Tennessee Department of Human Services]Kala-Noqoshada Cabashada Xuquuqda Dad-weynahaMarkii aad buuxiso, fadlan foomka ugu dir:Department of Human ServicesCivil Rights Compliance Officer505 Deaderick Street, 14th floorNashville, Tennessee 37243Magaca qofka Cabanaya:: FORMTEXT ?????Macluumaadka Qofka Cabashada Soo Gudninaya *Cinwaanka Boostada FORMTEXT ????? FORMTEXT ????? FORMTEXT ????? FORMTEXT ?????Cinwaanka Jidka (Street Address)DegmadaGobolkaSumadda Boostada (ZIP) FORMTEXT ???- FORMTEXT ???- FORMTEXT ???? FORMTEXT ???- FORMTEXT ???- FORMTEXT ???? FORMTEXT ???- FORMTEXT ???- FORMTEXT ????Talefoon Lambarka GurigaLambarka ShaqadaLambarka GacantaCinwaanka Emailka: FORMTEXT ?????Sababta la Noqoshada FORMTEXT ?????____________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________ Qeybta shaqaalaha Xafiiska ayaa Isticmaalaya FORMTEXT ????? FORMTEXT ??/ FORMTEXT ??/ FORMTEXT ????Waxaa GuddoomeyTaariikhBayaanka Midab-kala-sooca ee USDA-HHSHey'addan waxaa ka mamnuucan in ay takoorta ayada oo sal uga dhigeysa jinsi, midab, asal qaran, lab/dhiddig, da, jinsi iyo mar marka qaarkood wax uu qofka aamisan yahay ee diinta ama siyaasad. Sidoo kale Wasaaradda Beeraha ee Dowladda Mareykanka waxay mamnuucaysaa takoor laguu saleeyo isir, middab, asal qaran, jinsi, caqiido diin, naafonimo, da’, aaminsanaan siyaasad ama aar-gudasho ama aargudsi howlo madani ee horey u dhacay eee barrnaamij kasta ama howlo ay maalgeliso ama ay qabatay USDA.Shaqsiyaadka naafada ah ee ubaahan qaababka gaarka ah ee xariirka si ay uhelaan macluumaadka barnaamijka (tusaale, farta indhoolka, farta waawayn, cod duuban, Luuqada Dhagoolka ee Maraykanka, iwm.), waa inay laxariira wakaalada (gobalka ama deegaanka) ay kacodsadeen gunooyinka. Dadka dhagaha la', dhagaha culus ama hadalka naafada ka ah waxay kala xariiri karaa USDA hanaanka Adeegyada Dhagoolayaasha ee Federaalka oo nambarkiisu yahay (800) 877-8339. Waxaa intaas siidheer, macluumaadka barnaamijka ayaa lagu heli karaa luuqado aan ahayn Ingiriiska.Si aad u soo dirsato cabasho takoor ku aaddan barnaamijka, soo buuxi Foormka Cabashada Takoorta ee Barnaamijka USDA [USDA Program Discrimination Complaint Form], (AD-3027), oo laga helo qatka online-ka ee: , ama warqad u soo qoro adiga oo USDA ku soo hagaajinnaya oo warqadda ku soo qor dhammaan macluumaadka aad ku soo codsanaysid foormka. Si aad ucodsato nuqulka foomka cabashada, wac (866) 632-9992. Ugu gudbi foomkaaga aad buuxisay USDA: (1) boostada: U.S. Department of AgricultureOffice of the Assistant Secretary for Civil Rights1400 Independence Avenue, SW Washington, D.C. 20250-9410(2) fakis: (202) 690-7442; ama (3) iimeel: program.intake@.Macluumaad kale oo kasta ee la xiriira arimo Barnaamijka Gargaarka ee Kabka Nafaqada (SNAP), shaqsiyaadka waa in ay ula xiriiraan USDA SNAP Lambarka la Waco oo ah (800) 221-5689, kasoo sidoo kale af Isbaanish ama wac Macluumaadka Gobolka/Lambarada (tuuji xiriiriyaha ku qoran lambarka qatka ee Gobol); oo aad ka heli karto qatka internetka oo ah: aad u soo gudbiso cabasho takoor ee ku saabsan barnaamijka hela gargaar dhaqaale ee Dowladda dhaxe ah oo loo soo mariyo Waaxda Adeegyada Aadanaha Iyo Caafimaadka ee Mareykanka (HHS), u qor HHS, Director, Office for Civil Rights, Room 509-F HHH Bldg, 200 Independence Avenue, S.W., Washington, D.C. 20201 ama wac (202) 619-0403 (Voice) ama (800) 537-7697 (TTY). Hay’addan waa hay’ad fursadda ay fidiso dadka u wada sinta. ................
................

In order to avoid copyright disputes, this page is only a partial summary.

Google Online Preview   Download