Department of Public Safety | Ohio.gov



|[pic] |OHIO DEPARTMENT OF PUBLIC SAFETY | |

| |BUREAU OF MOTOR VEHICLES | |

| |(BUREAU OF MOTOR VEHICLES) | |

| |AWOODA QAREENIMO EE DIIWAANGALINTA GAWAARIDA OHIO | |

| |WAA IN UU BUUXIYAA QOFKA LEH AMA IIBSANAYA BAABUURKA (IWM.) EE HOOSTA KU QORAN | |

Aniga oo ah,       oo ku nool      

Daabac Magaca Buuxa ee Qofka Baabuurka (iwm.) Leh Daabac Cinwaanka Qofka Baabuurka (iwm.) Leh

ayaa halkan ku magacaabanaya       oo ku nool      

Daabac Magaca Buuxa ee Qofka Awoodda la Siinayo Daabac Cinwaanka Qofka Awoodda la Siinayo

Inuu ku codsado, qofkaas oo aniga iga wakiil ah, diiwaangalinta ama wareejinta diiwaangalinta baabuurka/ta (iwm.) soo socda:

|LAMBAR TAARGO |SANNAD BAABUUR |SAMEYSKA |NOOC |MIDAB |LAMBAR TAXANAHA (AQONSIGA) |

| |(IWM.) | | | | |

|      |      |      |      |      |      |

|      |      |      |      |      |      |

|TAARIIKHDA DHALASHADA QOFKA LEH |QOFKA LEH BAABUURKA LIISAN/AQOONSI OH |QOFKA LEH BAABUURKA SOOSHAL SEKUURTI | LAMBARKA AQOONSIGA CASHUURTA QOFKA |

|BAABUURKA |      |LAMBAR (HADDII UUNA HAYSAN LIISAN/AQOONSI |BAABUURKA LEH/LAMBARKA CASHUURTA LOO |

|      | |OH |SHAQEEYAHA (EIN/TIN) |

| | |      |      |

|FOR BMV USE ONLY/CLERK VERIFICATION OF VEHICLE OWNER |LIST DOCUMENT W/SSN VEHICLE OWNER PRESENTED |

|OH DL/OH ID/MATCH IF NO OH DL/OH ID, PROOF OF SSN REQUIRED | |

MARKAY TAHAY LIIS GAREYSASHADA (KIREYSIGA MUDDADA DHEER) AMA WADA LAHAANSHAHA TAHAY, ADIGA WAXA LAGAAGA BAAHAN YAHAY INAAD DHIIBTO LIISKA LEH/QOFKA DHEERAADKA EE LA LEH LAMBARKIISA LIISAN OHIO WADID (DL), KAARKA AQOONSIGA OHIO (ID), LAMBAR SOOSHAL SEKUURITI (SSN), LAMBAR AQOONSI CASHUUR/LAMBARKA CASHUURTA LOO SHAQEEYAHA (EIN/TIN).

|LIISKA QOFKA LEH/MAGACA QOFKA BAABUURKA LA LEH EE DHEERAADKA AH xxx |LIISKA QOFKA LEH/LAMB. LIISAN WADITAAN OH/LAMB. AQOONSI OH EE QOFKA |

|      |DHEERAADKA AH EE LA LEH BAABUURKA       |

| |(HADDII UUNA JIRIN LAMB. LIISAN WADITAAN OH/LAMB. AQOONSI OH) |

|CIIWAANKA MILKIILAYASHA KALE EE GAARIGA/IJAARAHA |LIISKA QOFKA LEH/ LAMBARKA AQOONSIGA CASHUURTA/ LAMBARKA CASHUURTA |

|      |LOO SHAQEEYAHA EE QOFKA DHEERAADKA AH EE LEH BAABUURKA (EIN/TIN) |

| |      |

|FOR BMV USE ONLY/CLERK VERIFICATION OF LESSEE |LIST DOCUMENT W/ SSN LESSEE PRESENTED |

|OH DL/OH ID/MATCH IF NO OH DL/OH ID, PROOF OF SSN REQUIRED | |

AQOONSIGA QOFKA AWOODDA LA SIIYEY (PGA)

|QOFKA AWOODDA LA SIIYEY LAMBARKIISA LIISAN BAABUUR (IWM.) AMA AQOONSIGA |QOFKA AWOODDA LA SIIYEY LAMBARKIISA SOOSHAL SEKUURITI (HADDII AAN LA HAYSAN |

|MAREYKAN/KANADA |LIISAN BAABUUR AMA AQOONSIGA MAREYKAN/KANADA)       |

|      | |

|FOR BMV USE ONLY/CLERK VERIFICATION OF PERSON GRANTED AUTHORITY |CLERK’S INITIALS |

|U.S./CANADIAN DL/ID (PGA can present U.S. or Canadian DL/ID) |I certify I have reviewed documents to verify DL/ID or SSN. |

|SSN VIA ACCEPTABLE DOCUMENT |X |

Waxaan qirayaa in Anigu (Annagu), qofka ama dadka leh, ama dadka liis gareystay buuburta la liis gareeyey inay hadda leeyihiin caymis ama hoos imaad Mas'uuliyad Lacageed kale (FR) oo ah baaburkan, oo markaana Anigu (Annagu) aanan wadin ama aanan u fasaxin waditaanka baabuurkan iyada oo aan hoos iman Mas'uuliyada Lacageed iyo aan loo isticmaalin baabuurka baabuur ganacsi haddii sidaas loo diiwaan—galiyo mooye. Anigu waxaan fahansanahay oo qirayaa in ku sheegitaanka kelmadaha beenta ah dokumentigani tahay sharciga wax ka baxsan oo ay u horseedi doonto karto ku qaadyo dambi.

|SAXEEXA QOFKA (DADKA) ISKA-LEH |Taariikh |

|X |      |

|KAAWNITAGA LA DEGGANYAHAY |MAGAALADA AMA DOWLAD HOOSAADKA (TOWNSHIP) LA DEGGANYAHAY       |

|      | |

|SI AAD U HESHO LIISKA DUKUMENTIYADA LA AQBALI KARO, AAD WWW.BMV. LIISKA DUKUMENTIYADA LA AQBALI KARO: |

WAAD WAAYI DOONTAA LIISANKAAGA WADITAANKA HADDII AAD KU WADDO BAABUUR CAYMIS LA'AAN AMA LA'AAN HOOS IMAAD MAS'UULIYAD LACAGEED LA AQBALI KARO

• Ohio gudaheeda, waa sharci ka-baxsanaan in la wado wax kasta oo sida baabuurta oo kale ah iyada oo aan la hoos iman caymis ama mas'uuliyad lacageed kale (FR).

• Waxa kale oo sharciga ka-baxsan in qofka iska leh baabuurka ama waxa Ia midka ah uu u oggolaado qof kasta oo kale in u wado baabuurkaas ama waxa Ia midka ah ee qofku iska leeyahay iyada mas'uuliyadda lacageed Ia hoos iman.

• CADDAYNTA HOOS IMAADKA (COVERAGE) LOO BAAHANYAHAY: • Mar kasta oo sarkaal bileys u bixinayo tigidh taraafiig • Dhammaan joojimaha baabuurta lagu baaro • Marka la yimaad maxkamadda taraafigga.

• WADAHA AMA QOFKA ISKA LEH (BAABUURKA IWM.) EE KA GAABIYA IN U TUSO CADDAYN CAYMIS AMA HOOS IMAAD KALE AYAA: • Waayaya liisankiisa/keeda waditaan illaa shuruudaha lala kulamayo dambiga ugu horeeya, HAL SANO dambiga labaad iyo LABA SANO wixii dembiyo dheeraad ah • Waayaya liisankiisa/keeda taarigooyinka (plates) iyo diiwaan-galinta baabuurka • Waxaad bixinaysaa Dib u sharciyeyta Laysanka $100.00 Dambiga Ugu Horeeya Dambiga Labaad Waxaad Bixinaysaa $300.00 dambiga sedexaad $600.00 Bogal • Bixin doona $50.00 ganaax ah marka qofku iska dhiibo waayo liisankiisa/keeda waditaan, liisankiisa/keeda taarigooyinka, ama diiwaan-galinta (registration) IYO • Looga baahan yahay inay lahaadaan hoos imaad Mas'uuliyadda Lacageed (FR) (lahaanta "Halis-sare" caymis ama mid u dhigma) oo ka diiwaan gashan XAFIISKA BAABURTA (BMV) ilaa SADDEX ama SHAN SANO.

BMV 5737 7/19 [760-1512] Page 1 of 2 RESTRICTED

• MARKAY HAKINTAASI HIR-GASHO: Wade kasta ama qofka leh baabuurka (iyo wixii la mid ah) ee ku xad-gudba hakinta ayaa baabuurkiisa (iwm.) laga joojinayaa oo liisankiisa/keeda taarigo ayaa lagala wareegayaa ugu yaraan 30 MAALMOOD dambiga ugu horeeya iyo 60 MAALMOOD dambiga labaad. Dambiyada saddexaad ama kuwa ka sii dambeeya, baabuurka ayaa laga qaadayaa oo la iibinayaa, markaana qofka looma oggolaanayo inuu baabuur (iwm.) ka diiwaan-gashado Ohio illaa SHAN SANO.

• HADDII AAD GASHO SHIL CAYMIS LA'AAN AMA HOOS IMAAD KALE OO MAS'UULIYAD LACAGEED (FR): Waxa intaa u dheer dhammaan ganaaxyada kor lagu qoray, inay dhici karto in adigu aad hesho • HAKIN BADBAADO oo ah LABA SANO iyo • KU XUKUMAAD HAKIN AAN XAD LAHAYN (illaa waxyeellooyinka la qancinayo).

• GANAAXYADAN AYAA MARKA LAGU DARO GANAAXYADA LACAGEED AMA GANAAXYO AY SOO ROGTAY MAXKAMAD SHARCI.

• DIGNIIN: SHARCIYADANI ADIGA KAAMA ILAALINAYAAN INAY SUURTO-GASHO IN SHIL AAD GASHO OO QOFKA KALE UUN LAHAYN CAYMIS AMA HOOS IMAAD MAS'UULIYAD LACAGEED (FR).

• MARKA LOO BAAHDO, AYAA CADDAYNTA HOOS-IMAAD (CAYMIS IWM.) LAGU MUUJIN KARAA WAXYAABHA SOO SOCDA WAX KA MID AH: QORSHE CAYMIS oo tusaya caymiska xil-saarnida (liability) oo ah ugu yaraan $25,000 dhaawacyada jirka ah halkii qoba, $50,000 oo ah dhaawacyada laba qof ama dad ka badan, iyo $25,000 oo ah waxyeello milkiyad • KAAR AQOONSI CAYMIS (oo hoos imaad isku mid ah leh) • DAMAANAD XIL-FULIYE (SURETY BOND) OO AH $30,000 soo saarto shirkad xil fulin ah ama shirkad caymis • XAFIISKA BAABURTA (BMV) CADDAYN DAMAANAD AH $30,000 OO LAGU DAMAANAD QAADAYO MILKIYADA MA-GUURTO AH (REAL ESTATE) oo leh qiime qofku iska leeyahay oo ah ugu yaraan $60,000 • XAFIISKA BAABURTA (BMV) CADDAYN AH OO LACAG AMA BOND-YO DAWLADEED OO AH $30,000 la dhigayana Hanti-Dhowrka Dowladda Gobolka Ohio • XAFIISKA BAABURTA (BMV) CADDAYN OO CAYMIS-ISKU-SAMEYS AH kaliya ay heli karaan shirkaduhu ama dadka leh ugu yaraan lix iyo labaatan baabuur.

HOOSTA SAXEEX ι KA JAR QAYBTA HOOSTA AHAAN DIIWAANKA BMV η U HAYSO QAYBTA SARE DIIWAN-GALINTAADA

WAAD WAAYI DOONTAA LIISANKAAGA WADITAANKA HADDII AAD KU WADDO BAABUUR CAYMIS LA'AAN AMA LA'AAN HOOS IMAAD MAS'UULIYAD LACAGEED LA AQBALI KARO

• Ohio gudaheeda, waa sharci ka-baxsanaan in la wado wax kasta oo sida baabuurta oo kale ah iyada oo aan la hoos iman caymis ama mas'uuliyad lacageed kale (FR) .

• Waxa kale oo sharciga ka-baxsan in qofka iska leh baabuurka ama waxa Ia midka ah uu u oggolaado qof kasta oo kale in u wado baabuurkaas ama waxa Ia midka ah ee qofku iska leeyahay iyada mas'uuliyadda lacageed Ia hoos iman.

• CADDAYNTA HOOS IMAADKA (COVERAGE) LOO BAAHANYAHAY: • Mar kasta oo sarkaal bileys u bixinayo tigidh taraafiig • Dhammaan joojimaha baabuurta lagu baaro • Marka la yimaad maxkamadda taraafigga.

• WADAHA AMA QOFKA ISKA LEH (BAABUURKA IWM.) EE KA GAABIYA IN U TUSO CADDAYN CAYMIS AMA HOOS IMAAD KALE AYAA: •Waayaya liisankiisa/keeda waditaan illaa shuruudaha lala kulamayo dambiga ugu horeeya, HAL SANO dambiga labaad iyo LABA SANO wixii dembiyo dheeraad ah •Waayaya liisankiisa/keeda taarigooyinka (plates) iyo diiwaan-galinta baabuurka • Waxaad bixinaysaa Dib u sharciyeyta Laysanka $100.00 Dambiga Ugu Horeeya Dambiga Labaad Waxaad Bixinaysaa $300.00 dambiga sedexaad $600.00 Bogal •Bixin doona $50.00 ganaax ah marka qofku iska dhiibo waayo liisankiisa/keeda waditaan, liisankiisa/keeda taarigooyinka, ama diiwaan-galinta (registration) IYO •Looga baahan yahay inay lahaadaan hoos imaad Mas'uuliyadda Lacageed (FR) (lahaanta "Halis-sare" caymis ama mid u dhigma) oo ka diiwaan gashan XAFIISKA BAABURTA (BMV) ilaa SADDEX ama SHAN SANO.

• MARKAY HAKINTAASI HIR-GASHO: Wade kasta ama qofka leh baabuurka (iyo wixii la mid ah) ee ku xad-gudba hakinta ayaa baabuurkiisa (iwm.) laga joojinayaa oo liisankiisa/keeda taarigo ayaa lagala wareegayaa ugu yaraan 30 MAALMOOD dambiga ugu horeeya iyo 60 MAALMOOD dambiga labaad. Dambiyada saddexaad ama kuwa ka sii dambeeya, baabuurka ayaa laga qaadayaa oo la iibinayaa, markaana qofka looma oggolaanayo inuu baabuur (iwm.) ka diiwaan-gashado Ohio illaa SHAN SANO.

• HADDII AAD GASHO SHIL CAYMIS LA'AAN AMA HOOS IMAAD KALE OO MAS'UULIAD LACAGEED (FR): Waxa intaa u dheer dhammaan ganaaxyada kor lagu qoray, iany dhici karto in adigu aad hesho •HAKIN BADBAADO oo ah LABA SANO iyo • KU XUKUMAAD HAKIN AAN XAD LAHAYN (illaa waxyeellooyinka la qancinayo).

• GANAAXYADAN AYAA MARKA LAGU DARO GANAAXYADA LACAGEED AMA GANAAXYO AY SOO ROGTAY MAXKAMAD SHARCI.

• DIGNIIN: SHARCIYADANI ADIGA KAAMA ILAALINAYAAN INAY SUURTO-GASHO IN SHIL AAD GASHO OO QOFKA KALE UUN LAHAYN CAYMIS AMA HOOS IMAAD MAS'UULIYAD LACAGEED (FR).

• MARKA LOO BAAHDO, AYAA CADDAYNTA HOOS-IMAAD (CAYMIS IWM.) LAGU MUUJIN KARAA WAXYAABHA SOO SOCDA WAX KA MID AH: QORSHE CAYMIS oo tusaya caymiska xil-saarnida (liability) oo ah ugu yaraan $25,000 dhaawacyada jirka ah halkii qoba, $50,000 oo ah dhaawacyada laba qof ama dad ka badan, iyo $25,000 oo ah waxyeello milkiyad • KAAR AQOONSI CAYMIS (oo hoos imaad isku mid ah leh) • DAMAANAD XIL-FULIYE (SURETY BOND) OO AH $30,000 soo saarto shirkad xil fulin ah ama shirkad caymis • XAFIISKA BAABURTA (BMV) CADDAYN DAMAANAD AH $30,000 OO LAGU DAMAANAD QAADAYO MILKIYADA MA-GUURTO AH (REAL ESTATE) oo leh qiime qofku iska leeyahay oo ah ugu yaraan $60,000 • XAFIISKA BAABURTA (BMV) CADDAYN AH OO LACAG AMA BOND-YO DAWLADEED OO AH $30,000 la dhigayana Hanti-Dhowrka Dowladda Gobolka Ohio • XAFIISKA BAABURTA (BMV) CADDAYN OO CAYMIS-ISKU-SAMEYS AH kaliya ay heli karaan shirkaduhu ama dadka leh ugu yaraan lix iyo labaatan baabuur.

BMV 5737 7/19 [760-1512] Page 2 of 2 RESTRICTED

................
................

In order to avoid copyright disputes, this page is only a partial summary.

Google Online Preview   Download